Safarkii Hiraal oo ku yimid Norway / Hiraal sin reise til Norge

Abshir Gulled fra Stor-Elvdal har skrevet denne artikkelen, først på eget morsmål og deretter oversatt til norsk. En arbeidsmetode som kan gjøre det lettere å skrive og ikke minst lettere å forstå for de som ennå ikke føler de behersker det norske språket så godt.

 

Safarkii Hiraal oo ku yimid Norway

Qora: Abshir Gulled, Stor- Elvdal

Somalia, kart20kii sano ugu dambeysay kumanan dad ah ayaa kuwayay nolashoda kudaha Somalia. In kabadan waxeey ku nolayeen nolal aad u dhibato badan qasatan kuwa ka dhashay reeraha faqiirka ah.

Hiraal Hanshi waxuu ahaa 3 jir marku bilabanayay dagaalka ka socda Somalia 1991. Hiraal waaxuu ahaa dadka kusoo koray dhibatada Somalia.

Waxuu ahaa ruux u shaqeysta reerkiisa madama uu yahay wiil waxaa wajib ku aha ina uu caawiyo reerkiisa. marku noqday 14 jir. wayoo Somalia mahin wadan nabad ah sidaas la ajligeda cunuga ma uu helayo wax barasho free ah marka waxuu ku qasbanyahay inuu reer kiisa u shaqeyo. Sidaas darteeda waa inu shaqeyo si uu u dabaro nolal malmedka ehelkiisa.

Xaqiiqdii markuu jogay asiga dalkiisa hooyo wax barashada waxuu u heystay inee dhabaato tahay, wayoo markaad rabo inuu wax barto waxaa qasab ku ah inuu iska bixiso lacagta schoolka iyo mida aad ku tageyso schoolka .

Markaa kadib Hiraal waxu iska sii watay shaqadiisa.Mudo 4 sano markuu shaqeynayay ayaa waxaa kusoo wajahay dhibatoyin kala duwan labada dhinac ee isku hesta xukunka somalia. Kadib ayaa ehelkiisa kula taliyeen inuu isaga soo tago dhamaan gabi ahaan dalkiisa hooyo si uu u badalo nolashiisa.

2007 markey aheyd akuu Hiraal kasoo baxay dalkiisa kadib makuu imaday wadanka United Arab Emirates. Halkaa ayuu nolashiisa kasii watay . 7Bilood markuu daganaa Hiraal ayaa nin somali ah hal su’aal weydiyay. Ninkii waxuu ku dhahay ma rabtaa inaad Yurub tagto Hiraal ayaa ku dhahay haa, lkn ma awoodo. Kadib ayaa ninka ninkii ku dhahay mar kale aniga ayaa ku geenkaro waa hadad lacag isiiso. Hiraal ayaa ku dhahay meeqoa yaad rabtaa mar kale. Ninkii waxuu kusoo celiyaya waa inaa marka hore firinaa meeqo ayaad adiga bixin kartaa iyo meeqoa yaan aniga rabaa. Hiraal: waan gartay. Markaa kadi ayaa Hiraal iyo ninkii kuwada hishiyeen lacagtii. Isla marii ayaa ninkii ku dhahay waxaad heysataa labo malin waad inaad isku aruursataa alabahaada dhan. Labo malin kadib eyyey socdalkooda eey ku imanayee Norway bilawdeen.

 

Hiraal iyo kulankiisa Norway.

Nasiib wanaag Hiraal ayaa waxuu imaday Norway xili kuleladd, lkn mudo kadib ayaa mar uun isbadashay cimiladii dhan oo eey isku rogtay caddaan dhulka oo mesha wada noqotay baraf iyo qaboow.

Kadib ayuu Hiraal wacay reerkiisa dib. Markaas ayuu meshii ku galay inuu u sharaxo arliga cusub oo soo galay. Markaa ayuu Hiraal ku dhahay Hoyadii oo telka ka qabatay hooyo somali markaan jognay barafka waa lacag lkn meshaan aan hada imaday barafka waa ka free. Isla markii ayuu Hiraal qosol afka qabsaday. Hoyadii ayaa waxeey ku dhahday maxaad ku qosleysaa? Waxuu ku jawabay asiga neh xalay waxaan seexday arliga oo dhan oo caadi ah lkn saakay ayaan waxaan la soo kacay meshoo dhan oo wada baraf ah.

Hada Hiraal nolashiisa waa her sare free wax barasho ah saxiibo cusub nolal cusub ayuu helay inkastoo qaboow tahay waa uu la qabsaday jogistay Norway.

 

Hiraal sin reise til Norge!

I de siste 20 år mange mennesker mistet livet i Somalia i veldige forskjellige situasjoner. Særlige de fattige familier.

Hiraal Hanshi var 3 år når krigen begynte i Somalia i 1991. Han er en av de som vokste opp i en veldig vanskelig situasjon i Somalia.

Han var en gutt som måtte jobbe for å hjelpe sin familie fra han var 14 år gammel. Det var veldig vanskelig å være student i Somalia, på grunn av skole-utgifter og transporten.

I Somalia er det ufred og ingen som kan dekke skole-utgiftene. Da må han betale alle utgifter til studier selv, eller la være å studere. Derfor valgte han å jobbe for å dekke dagliglivet. Han fortsatte i jobben sin i 4 år. Da fikk han flere problemer av de to grupper som ville styre i hele Somalia. Familien hans anbefalte ham at han må flykte hjemmefra.I 2007 flyktet han fra Somalia til Forente Arabiske Emirater. Der fortsatte han livet sitt.

Etter 7 måneder i Dubai fikk Hiraal et spørsmål av en somalisk-mann; vil du reise til Europa? Ja, jeg vil dra dit, men jeg kan ikke. Mannen sa, jeg kan sende deg til Europa hvor som helst hvis du betaler penger til meg.

Da spurte Hiraal, hvor mye vil du ha? Mannen sa at de må bli enige hvor mye Hiraal kan betale og hvor mye vil han ha. Greit, sa Hiraal.

Så blir Hiraal og somalisk-mannen enige om pengene. Samtidig sa mannen til Hiraal, du har to dager på deg til å samle tingene dine. Etter to dager begynte Hiraal og mannen tur fra Dubai til Norge.

 

Hiraals møte med Norge!

Heldigvis kom Hiraal til Norge i sommertid. Men etter flere måneder snudde været og hele stedet ble hvitt med snø og kulde. Hiraal ble overrasket over været. Han ringte familien sin og begynte å fortelle om den nye verdensdelen som han hadde kommet til.

Han sa til moren sin : Mamma, når jeg var i hjemlandet vi betalte penger for snø som is, men her er det helt gratis. Hiraal startet å le

Moren spurte Hiraal: Hvorfor ler du så?

Hiraal sa til moren sin at «i går var det hele normalt ute, men når jeg våknet opp tidlig i morges så jeg hele byen ble dekket med hvit snø.» Men han trivdes godt i det frie landet med grunnopplæringen, fikk nye venner fra forskjellige land og likte det nye livet sitt.